|
|||||
WAJAALE NEWS
TACSI TALIYIHII HORE CIIDAN QARANKA SOMALILAND GENERAL JIDHIF WUXUU TACSI U DIRAYA MARWADA KOWAAD SOMALILAND MARWO AAMINA WARIS GEERIDII KU TIMID WALAASHEED MARXUUMAD XAAWO LUUL MAXAMUUD JIRDE
February 23, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS) INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN ;Taliyihii hore ciidanka qaranka Somaliland general maxamed xasan jidhif isagoo ku hadlaya magaciisa iyo umada Somaliland wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa AAMINA MAXAMUUD JIRDE AMINA WARIS isagoo ka tacsi yadaynaya geeridii naxdinta lahayd ee kutimid walaasheed marxumad xaawo luul maxamuud jirde isagoo u rajeeyay in ilaahay samir iyo iimaan saadiqa kasiiyo ehelkii ayka baday iyo dhamaanba umada Somaliland Waxa kale oo Tacsi taa lamida diraya masuuliyiintan hoos ku qoran iyo BAHDA WAJAALENEWSBA 1;Xasan sheikh muxumed warsame 2;Cabdifataax cali cabdilaahi 3;siciid sheikh ibraahim warsame 4;eng guuleed abshir
AAAAAAAAMIN AAAAAAAAAAMIN
Related posts:Sheekh Shaakir Oo Kasoo Horjeestay Doorashadii Lagu Doortay Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Galmudu... Golaha Guurtidu Waa Gole Dhaqan Mana Aha In Ay Ku Milmaan Hirdanka Siyaasadeed Ee U Dhaxeeya Fulinta... DAAWO;-Fanaan Maxamed Siciid Bk Oo Si Rasmi Ah Ushaaciyay In Uu Ka Fadhiistay Fanka Iyo Sobobta! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|