TACSI DHAMAAN MASUULINTANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN QOYSKA UU BAXAY MARXUUM AWDAAHIR DUGSIIYE | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TACSI DHAMAAN MASUULINTANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN QOYSKA UU BAXAY MARXUUM AWDAAHIR DUGSIIYE
February 27, 2014 - Written by Editor:

TACSI INAALILAAHI WA.INAA ILAYHI RAAJUCUUN

DHAMAAN MASUULIYIINTA HOOS KU QORAN WAXAY TACSI U DIRAYAN QOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUM AW DAAHIR DUGSIIYE  OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGEISA LAGUNA AASAY TUULADA LOO KA AROOR.EE GOBOLKA GABILEY. Waxayna leeyihiin  qoyskii iyo qarabadiisa ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo saadiqa isna janotu farduusa ka geeyo aami aamni

1;SH, Cabdiqaadir carab warsame

2;boqor muxumed geele seed

3;SH Ismaaciil  muxumed ibraahim

4;Xasan cumar liiban (jeex)

5;Ismaaciil xasan askar

6;Baashe Aadan Haybe

7;Yuusuf Jaamac H ersi

8; khaddar xasan kamil

AAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIN AAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIN

COMMENTS
LINKS