MASUULIYIINTA SHABAKADA WARARKA EE WAJAALENEWS WAXAY TACSI U DIRAYAAN QOYSKA REER XAAJI IBRAAHIM WARSAME IYAGOO KA TACSI YADAYNAYA GEERIDI NAXDINTA LAHAYD EE KUTIMID,MARXUUM AXMED XAAJI INRAAHIM WARSAME oo galabta ku geeriyooday magaalada hargeisa; | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
MASUULIYIINTA SHABAKADA WARARKA EE WAJAALENEWS WAXAY TACSI U DIRAYAAN QOYSKA REER XAAJI IBRAAHIM WARSAME IYAGOO KA TACSI YADAYNAYA GEERIDI NAXDINTA LAHAYD EE KUTIMID,MARXUUM AXMED XAAJI INRAAHIM WARSAME oo galabta ku geeriyooday magaalada hargeisa;
February 19, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA (WAJAALENEWS)DHAMAAN DADKA HOOS KU QORAN ,MASUULIYIINTA IYO HOWL WADEENADEEDUBA WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN MARXUUM AXMED XAAJI IBRAAHIM WARSAME OO GALABTA KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGEISA; IYAGOO UGA TACSI YADANAYAA QOYSKIISII IYO EHELKISA GAAR AHAAN REER XAAJI IBRAAHIM WARSAME WAXANAN LEENAHAY ILAAHAY QABRIGA HA UNUURO DHAMAANA SAMIR IYO IIMAAN SAADIQA HAYNAGA SIIYO AAMIN AAMIN

  1. 1.       Yuusuf jaamac xirsi
  2. 2.       Maxamed xuseen nuur
  3. 3.       Cabdisalaam abiib xasan
  4. 4.       Cabdiqadir cabdiraxmaan habane
  5. 5.       Xamse xasan xaaji
  6. 6.       Eng guuleed abshir

 

Marxuum axmed xaaji ibraahim warsame oo manta galinkii danbe ku geeriyooday magaalada hargeisa ayaa maanlinta bariya lagu aasi doonaa xabaalaha naasa hablood cabaaro 9;20am

 

COMMENTS
LINKS