|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Iyo Seylice Oo Noqdey Hagardamooyin: By Ibrahim isse
February 16, 2014 - Written by Wariye:wadaxweynihi jsl, madaxwene ku xigeenkii, iyo gudoomiyihi golaha guurtidda jsl oo noqdey hagardamooyinkii wadanka ,iyaga oo heshiis ku ahaa shararkii lagu qabtey london, Uae, turkigga islamrkaana ku soo darsadey dahir riyaale in uu ka mid noqdo shirkii lagu qabtey uae ee ay ku wada hadlayeen somaliland iyo somalia oo ku saleysna siddii loo mideyn lahaa wadankki kala tegey 1991. madaxweyne Dahir riyaale waxaa da’aka la raciyey wixii ka danbeyey labadii socdal ee ay ku kala tegeen dahir riyaale iyo siilaanyo dalka mareykanaka ee uu siilaanyo iyo xisbigga kulmiye ay ku soo qaaten in ay ku dhac leeyihin ay iskugu geyaan somalia iyo somalia siddii uu siilaanyaba cadeyey ee kelifey in ay xukummadii dahir riyaale ku soo rogtey siilaanyo in aano ka soo degin kareyn madarka hargeisa,ka dibna shacabkii hargeisa degeena ay u darereen dhinac madarka hargeysia sii loo soo dejyo siilaanyo. waxaa cadan ahaa in ay xukumada siilaayo la soo gashey heshiiso shaqooyin ay diyaar gareyeen dawladahaa reer galbeedku oo ku saleysan waxaa ay u bixiyen siyasaada buudhcad badeeka oo muujinayaa aqalada dhadheer ee loo dhisey wasaaradaha somaliand,hawsha xammar uu ka wado turkiigu. ardeydii ay samsam ay xammar u dabuleysey inta ay goor madawo ay siiso passapors ee ay haddna dafireysey oo ka baxsan wixii ay shacabku ka sugayeen. siilany iyo seylic iyo sheik saleeman nuur ay ku heshiiyen in ay wareeryaan xisbiyada qaranka, golaha wakiilada,golaha guurtidda, Intooda badanna waxaa ay adeegsadaan wadadda loo yaqaan al ixsaan ee uu xidhan yahay maanta aqoon yahay ilka jiir. maxkammaddi sare oo iyaduuna waxaa ay noqotey waax ka tirsan madaxtooyada. golaha wasiirada ninkii wasiiro u hayso maha wasiiro ee waa karanain uu shaqaeys ninka sariirta madwo jiifa.fool xuumada meesha taal lama dhameyn karo ee waxaa aan dadka meesh ku noo aan uu sheegggi lahaa hadhwoo ayey dhuraanta.waxaa kale oo uu muhim ah in lala socdo hantiddan badan ee siilaanyo ku isticmalay golaha wakildad. madaxweynuhu iyo dhalin yarada u shaqeysto ee fadhiid madaxtooyada ee golaha wakiilada. doodyahu waxaa meesha jooga maha muslim ee sidda la socdda. bal eega in yare maal gaasheyi iyo beesha calaamka nala hortaagan been sal iyo raad aan laheyn ee aan ahayn hantiddi ummada oo la boobayo. Alla mad leh Ibrahim isse London COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|