|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Puntland oo Badhan ku soo waajahan iyo ku-xigeenkiisa oo ka caagay Buuhoodle
February 17, 2014 - Written by Editor:WAJAALENEWS Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa la sheegayaa in uu bilaabay dhaqdhaqaaq uu ku doonayo in uu maalmaha fooda inagu soo haya ku yimaado Badhan, iyadoo magaaladda laga dareemayo abaabulkiisa. ayaa soo sheegaya in Madaxweyne Gaaska Puntland isu diyaarinayo in uu ka soo qayb galo dhagax dhiga Jaamacad Maamulkiisu ka hirgalinayo Badhan, isla markaana uu dhagax dhigi doono Jid uu balanqaaday gobolkaasi in uu ka hirgelin doono.
WAJAALENEWS DESK Related posts:Wasiir Warancade Waxan Ugu Baaqayaa In Shaqada La Iga Hortaagan Yahay Hoos U Eego” Xoghayihii hore D... Nuxurka Warbixin Murugo Badan Oo Wargeyska The Telegraph Ka Qoray Saxariirka ay Maraan Tahriibayaash... Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Ka Hadlay Mishiin Laga Xaday Cisbitaalka Magaalada Ceerigaabo Iyo Arimo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|