|
|||||
WAJAALE NEWS
M.weyne ku xigeenka oo ka qayb galay Xaflad 700 Qoysas la dejiyey Xaafada Xaaji Cumar Digaale
February 23, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS) Madaxwayne ku xigeen ka Jamuuriyada Somaliland mudane cabdiraxmaan c/laahi Ismaaciil, (Saylici). waxaa madaxwayne ku- xigeenka ku wahelinayay wasiirka dib u dejinta, Maayarka caasimada hargaysa ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23-02-2014, ka qayb galay xaflad loo qabtay furitaanka magaalo cusub ee la dejiyay dadkii Baraka-cayaasha ah ayaa waxay ku talaa duleedka koonfurta xaafada Maxamed Mooge magaaladaas oo loogu magac daray Xaaji Cumar Digaale. Baraka-cayaashan oo ay tiradoodu dhan tahay 829 qoys ayaa haatan 700 ka mid ah qoysaska halkaa degay ayaa waxay u dhiseen dhismayaal ay kaga hoydaan dabaysha iyo cadceeda inta kalena ay 6-da bilood ee soo socda ay u samayn doonaan dhismayaal dhismayaashan oo ay iska kaashadeen dowlada hoose hay’adaha UN-ta ,Wasaarada dib u dejinta iyo local NGO’s Waxaana ugu horay kahadlay wasiirka dib udajinta somaliland Axmed cabdi kaahin isagoo kawaramay marxaladihii loo soomaray in dadkan dan yarta ah loo dhiso hoy, Related posts:Daawo: Hay"adda Aafooyinka Somaliland oo Sheegtay In 75 Kun oo Qoys Ay Raashin Siiyeen Labadii Sano ... DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo Si Adag Uga Hadlay Tacadiga Ay Xukuumadu Ku Hayso Qoyska Ina Xasan Dalab, far... “Madaxweynaha Umaan Doonan Xilka Ee Isaga Ayaa Ii Gartay''Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Reer Miyiga J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|