Jacaylka Bilaa Guusha Qalinkii-Qaali Dumar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jacaylka Bilaa Guusha Qalinkii-Qaali Dumar.
February 20, 2014 - Written by Wariye:

marka aad dhex gashid ama aad eegtid waxa burburiyay xidhiidhkii soo jireenka ahaa ama socday mudada dheer waxa uu noqonaya wax aan micno

asc wr wb waxan salamayaa dhamaan umada somaliyeed meel kasta oo ay dunida daafaheda kaga nool yihin waxan sigaara usalamaya freinds kayga qaligaa meelkasta oo ay dunida kaga nool yihiiin bacda salan waxan halkan idinku soo gudbinayaa maqaal lamagac baxay

#Jacaylka_Bilaa_Guusha ,,

,kaas oo aan ka diyaarinayay muda dheer dhalinta ku kulanta aalada facebooka loo yaqaan

Jacaylku waa nolol ee kunoolow……… jacaylku waa hami ee ku farax

jacaylku waa beer ee gooso …………. jacaylku waa naxariis ee ku nasteexayso

jacaylku waa farxad ee samyso………. jacaylku waa ubad ee aamin

jacaylku waa jaanis ee ka faa iidayso….. jacaylku waa raaxo ee ku raaag

intaas waxaan hor dhac uga dhigay qormadaydan marka hore inaad fahanto kalmada jacayl.

waqtigan aynu joogno waxa

jira aduun waynaha in technology gu inuu noqday guri qofba meel ka fadhiyo oo lagu kulmo hadaba iyadoo ay jiraan aalado badan oo bulshada somaliyeed ku kulanto ayaa

,,facebooku wuxuu noqday aalada ugu badan ee ay is ticmalaan umada somaaliyeed wana meelaha ugu waawayn ee ay ku kulmaan dhalinta somaliyeed ,,

,,hadan uguda galo maqaalka runtii waxa jira wakhti xaadirkan inay xidhiidhaan ama shekaystaan dhalin aad ubadan kuwaas oo hadana uu aad ubadanyahay burburinta xidhiidhkoodu

marka aad dhex gashid ama aad eegtid waxa burburiyay xidhiidhkii soo jireenka ahaa ama socday mudada dheer waxa uu noqonaya wax aan micno lahayn taas oo hadana aan lahayn wax xal ah ,,waayo guriga marka la dhisayo waxa laga bilaaba waa seeska waxan ku tilmaami kara dhalinta intooda badani inay dhisan aqal bilaa seesa hadhawna si yar uu uburburayo ,

, waxan odhan karnaa waxa samaynaysa in uu noqdo bilaa sees waxa ay isku bilabilabayan sheekadooda u horaysa waan kaa helay iyo waan ku jeclahay kaliya taas baana keenaysa inuu noqdo mid hadhaw si fudud u burbura

,,jacaylka ay dhalinta hada jirta shegayaan waxan ku tilmaami kara inuu yahay xiise aanu ahayn jacayl xiisuhuna sidiisaba waa wax bilaabma kuna dhamaada wakhti aad u yar waxan odhan kara waxa ay qiimihi ka qadeen jacaylkii layaqanay jacaylku waxa uu leeyahay qiimo aad uwayn lkn dad badani ma oga qiimaha uu leeyahay waa kalmad marka qof lagu dhaho saamayn ku reebaysa qalbigiisa

lkn waxad mooda kan ay dhalinta wakhti xaadirkani is ticmalan inanu ahayn jacaylka caadiya wax samaynana aanu ku reebayn qalbiga qofka kale waayo maalintii ugu yaran 10 jeer ayay isticmalayan erayga ah waan ku jeclahay kadib macnihii uu eraygu laha wuu ka guuraya waxana uu u guurayaa waxan la fahmi karin hadaba dhalinta manta jirta anigu waxan u arkaa inay ku gafeen jacaylka waxanan u arkaa inaanay qaar badan aqoon jacaylka

,,ugu danbayntii waxan leeyahay dhalinta qaligaa pls and pls jacaylku qiimo ayuu la haan jiray halagu soo celiyo jacaylka qiimihiisii aqalka bilaa seeska lagu dhisaayo hala joojiyo qofkastana inta aanu xidhiidhkiisu burburin dib haw eego hana ogaado waxa ka khaldan ama keeni kara dhibta hadhaw hana saxo

,,,,jacaylku runtii waa wax aad qiimo uleh ,,guriga jacayl iyo muxibo lagu dhisaana wuu ka duwan yahay aqalka bilaa jacaylkaa ,,,waxanan idinkaga tagayaa salanta islaamka ee mcn ASC WR WB

wa bilaahi tawfiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq

by- waa Qalinkiii Qali Dumar

COMMENTS
LINKS