jaaliyada Somaliland Dalka UK Waxay Hambalyo u dirayaan Maayirka Magaalada Hargeisa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
jaaliyada Somaliland Dalka UK Waxay Hambalyo u dirayaan Maayirka Magaalada Hargeisa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid
February 14, 2014 - Written by Editor:
LODON (WAJAALENEWS jaaliyada  Somaliland Dalka UK Waxay Hambalyo u dirayaan Maayirka Magaalada Hargeisa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid

soltelco 6

Iyadoo ay ugu hanbalyeeynayaan doorashda loo doortay maayirka maayirada Somaliland ahna gudoomiyaha ururka  dawladaha hoose   ee Somaliland waxayna ku dhiiri galinayaan kursiga culus ee loo dhiibay isagoo ah nin dhalinyaro ah islamar kaana kasoo bixi kara hawshaa culus ee loodooratay .
Waxa kale  oo iyana xusid mudan waxqabad ka lataaban karo ee ay muujiyeen maayirka iyo golihiisa deegaanku mudadii koobnayd ee ay xilka hayeen sida dib u dhiska jidadka wadnaha ah ee caasimada hargeisa oo ay u  dhiseen si tayo leh iyo qurxinta caasimda sida marmar dhigida jidadka harerihiisa  taas oo aan wali dhicin 20sano ee udan beeyay hadaba waxaan leenahay jaaliyad ahaan  iyo qurbajoog ahaanba, dadaalka halkaa kasii wada,ILAAHAYNA Ha idiin fududeeyo,taariikhduna waa Maguurto.
Wabilaahi tawfiiq
Jaalidaya UK Dalka England
Abdi dhore United kingdom

COMMENTS
LINKS