Hanbalyo Meher Wacan yuusuf maxamed cumar iyo marwadiisa ayaan faysal cabdi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hanbalyo Meher Wacan yuusuf maxamed cumar iyo marwadiisa ayaan faysal cabdi
February 7, 2014 - Written by Editor:

Anigoo Ah Mohamed Elmi Hassan (SHIINE) Waxaan halkan hanbalyo Meher wacan uga dirayaa sxbkay  Yuusuf Maxamed Cumar  iyo Marwadiisa Cusub  ee  Ayaan Faysal Cabdi   oo Maanta Meherkoodu ka Dhacay  Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, waxaan leeyahay noqda labadii isku waara ubad khyer qaba kala hela Gurigooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, Waxaan idiinku ducaynaynaa Ducadii Rasuulka (NNKH)  BAARAKALAAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA JAMACA BAYNAKUMAA BILKHEYR AW FILKHEYR.

Mohamed Shiine
Burco/Somaliland

COMMENTS
LINKS