Hanbalyo Aroos wacan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hanbalyo Aroos wacan
February 22, 2014 - Written by Editor:

Aroos wacan

 

  1. Aabo saleeban omar osmaan( dhakhtar) iyo
  2. Hooyo  Cibaado farah kaarshe  iyo caruurtooda oo kala ah
  3. Mohamed saleban omar
  4. C/lahi saleban omer
  5. Mubarak salebaan omer
  6. Mewled saleban omer
  7. Eedo Aamina omar Osman (dhakhtar) iyo
  8. Eedo caasha omar Osman ( dhakhtar) iyo caruurteeda
  9. Eedo shukri omar Osman ( dhakhtar) iyo caruurteeda
  10. Aadero Cabdi Cumar Cisman  iyo Caruurtiisa
  11. Aadero Ibraahim Cumar Cismaan iyo Caruurtiisa
  12. Nuura   abdi omar iyo caruurteeda
  13. Hooyo caasha  jamac muuse
  14. Nasra abdi Mohamed
  15. Sacda abdi Mohamed
  16. Layla ismacil  yusuf
  17. Mohamed  jamac abdi
  18. Hoodo xasan xaaji
  19. Muna xasan xaaji
  20. Nimco abdilahi farah
  21. Ahmed abdilaahi farah
  22. Abtiyo abdilahi farah kaarshe iyo caruurtiisa

Dhamaan ilma omar dhakhtar iyo waxay dhaleen waxay hambalyo aan la soo koobi karayn u dirayaan

Boqorka iyoboqorada.

1: omar saleeban omar

2: hibaaq saleban jamac

Oo arooskoodu ka dhacay 20/2/2014 hotelka city plus ee gobolka togdheer ee magaalada burco Waxaanay hawada u marinayaan hambalyo iyo duco aan la soo koobi karayn oo ay leeyihiin

Ku noolaada nolol waarta kala helana ubad khayr qaba oo  diintooda , dalkooda iyo dadkood anfaca .

AAMIiiiiiiiiiiiN AAMiiiiiiiiiiiiiiiiN AAMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN

HAMBALYO AROOS WACAN

Asxaabta kala :

  1. Mohamed Hassan Colaad
  2. Siciid cali Mohamed ( guuguule)
  3. Xariir c/lahi jamac iyo xaaskiisa
  4. Nimcaan Mohamed muuse
  5. Mubaarik jamac caraale iyo xaaskiisa
  6. Maxamoud bare cabdi iyo xaaskiisa
  7. Wacays sayid cali Mohamed iyo xaaskiisa
  8. Maxamed cali shah
  9. c/khaaliq Mohamed cali
  10. c/rashiid khaddar Mohamed
  11. garaad khaddar Mohamed
  12. c/fataax aadan ibraahim
  13. mowliid muuse abdale
  14. mohamoud xasan osmaan ( abco)
  15. Mohamed cawil xaashi
  16. Shaafici ibraahim cali
  17. Qaasin haaruun Mohamed
  18. Haykal cabdi wahaab
  19. Mustafe ahmed cali
  20. Muxyadiin  aw cali jamac
  21. Khaddar Mohamed aw cali
  22. Cabdi yusuf caateeye
  23. Osmaan warsame xuseen

Dhamaan asxaabtaasi waxay hambalyo iyo duco u dirayaan boqorka iyo boqorada

  1. 1.      Omar saleeban omar
  2. 2.      Hibaaq saleeban jama

Kuwaasoo ilahay uga baryaya inay isku waaraan kala helaana ubad khayr qaba oo anfaca diintooda , dalkooda iyo waalidintood

Aamiiiiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin  Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

COMMENTS
LINKS