|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Ka Hadlay Dib U Dhac Ku Yimi-Imtaxaan-Laga-Qaadi-Lahaa-Shaqaalihii-Ay Qaadanaysay Wasaarada Arimaha Guddaha Somaliland.
February 15, 2014 - Written by Editor:HARGEISA (WAJAALENEWS) Hayada Shaqalaha Dawlada Ayaa Maanta Dib U Dhigtay Imtixaan Ay Ka Qaadi Lahayd Shaqalihii Ay Qaadanaysay Wasarada Arimaha Gudaha Somalilnd.
Gudoomiyaha Hayada Shaqalaha Dawlada Md Nuux Shuukh Muusu Decaale Ayaa Maanta Mar Uu Saxafada La Hadlayayey Waxa Uu Sheegay In Dadka CV-Yada U Soo Xeraystay Boosaska Shaqo Ee Ka Banaan Wasarada Arimaha Gudaha Ay Gaadhayaan Tiro Aad U Badan Oo Gadhaysa Ilaa 4000. Oo Qof Halka Looga Baahnaa 40 Qof Oo Shaqale Ah Oo Keliya, Sidaa Awgeedna Ay Hayada Shaqaalahu Ay Go’aan Satay In Si Habsami Ah Ay U Kala Saarto Shahadooyinka Iyo Dukmanteriyada Ay Tirada Intaa Leegi Soo Xeraysataan Taasina Ay Keentay In Mudo Kooban Dib Loo Dhigo Imtixaamka Gudoomiyuhu Waxa Uu Shaaciyey In Imtixaamku Qabsoomi Doono Maalinta Isniinta Ah Ee Fooda Inagu Soo Haysa Oo Ay Taariikhdu Noqonayso 17/02/2014} Dhanka Kalena Gudoomiyaha Hayayda Shaqalaha Dowlada Ayaa Dhalin Yarada Shaqo Doonka Ah Ugu Baaqay In Ay Nasiib Kooda Ka Qaadaan Imtixaamka Tartanka Loogu Jiro Iyadoo Gudoomiyuhu U Rajeeyey Nasiib Wanaag Iyo Guul Dhalinyarada U Tartamaysa Boosaska Shaqo Ee Ka Banaan Wasarada Arimaha Gudaha. WAJAALENEWS DESK
HARGEISA SOMALILAND
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|