|
|||||
WAJAALE NEWS
Dirawalka Marwada Madaxwaynaha Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Nin Ajaaniba…;
February 18, 2014 - Written by Editor:HARGEISA (WAJAALENEWS) ;Dirawalka marwada kowaad ee Somaliland Amina waris ayaa isagoo adeegsanay awooda madaxtooyada wuxuu xadhig kula kacay nin ajaaniba oo u dhashay dalka baakistaan ninkan ayaa wuxuu ka shaqaynayay hudheel ay marwadu leedahay hudheelkaasi oo ah jirde huteel dib u haybayna lagu samaynayay. Ninkan ajaanibka ah ee uu xadhiga kula kacay dirawalka marwadu islamrkaana ah madaxa gadiidka ee madaxtooyada ayaa ah nin baakistaaniya oo lagu magacaabo(tarik)islamarkaana foormaanka ahaa huteelka jirde oo ay marwadu leedahay ayaan lagaranayn sobobta rasmiga ee kadanbaysa xadhigiisa, Sida ilo xogogaalihi u xaqiijiyeen shabakada caalamiga ah ee wajaalenews ayaa waxay tibaaxeen in nin ka baaskistaaniga ah uu galabta saldhiga dhexe u taxaabay mr abshir oo wata ciidan katirsan ilaalada madaxtoyada ,halkaana uu ku xidhan yahay ilaa caawa
Waxa kale oo ay xoguhu tibaaxayaan in aan xadhiga ninka ajaanibka ah loo marin sifo sharciya,ee ninkan oo ciidan wataa uun ka kaxaysay isagoo shaqadiisii wata.xadhiganinkan ayaa lafilayaa inay kadanbaysay marwadu madaama uu iyada u shaqaynayay, Wali macada u jeedada rasmiga ah ee ka danbaysa xadhiga ninkan baakistaaniga ah iyo sobobta keentay isagoo u shaqaynayay marwadii qaranka hadana uu diwalkeedu u xidhay Mr abshir ayaa ah nin waxyaalo badan ku caana marar badana lagu soo eedeeyay falal kala duwan oo uu galay, ayaan madaxtooyadu wax talaaba ah ka qaadin, hadaba wixii arintan kasoo kordha kala soco shabakada wararka ee wajaalenews,com’ WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;wajalenews@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|