|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhexdhexaadintii ay Ergada Aqoonyahanku Gudoomiye Cirro ulaTageen iyo Qodobadii uu ka Aqbalay
February 13, 2014 - Written by Editor:HARGEISA WAJAALENEWS gudidan aqoon yahanka ee magac yadoodu xagga hoose ku qoran yihiin,ee aqoonyahanka oo isku xilqaantay dhexdhexaadinta khilaafka golaha wakiilada ayaa maanta sirasmi ah ula kulmay guddoomiyaha golaha wakiilada ee jamhuuriyadda Somaliland mudane cabdiraxmaan Mxamed Cabdilaahi Halkan hoose ka akhri qodobadii ay ergada aqoonyahanku u gudbiyeendhinacyadiikaladuwanaaeeuuCirroaqbalayay FarriintaBulshada Somaliland iyoErgadaAqoonyahankaeeIsuxilqaantayDhexdhaadintaKhilaafka Golaha Wakiilada Mabaadiida Guud ee ay Bulshada Somaliland Leedahay iyo Himilooyinka ay Higsanayso Salaam xurmeynxambaarsankadib,mudanayaaldhammaantiinwaxaadfahamtaan in muwaadiniintareerSomaliland,ee ay matalayaanergadanaqoonyahanadaahi,aykasoohorjeedaan,khilaafkasta,xilgudashola,aankasrta,khiyaamokasta,hagardaamokastaoomasuulqaranuuulayimaaddodadkaiyodalkajamhuuriyaddaSomaliland,arimahaasoo dib u dhackeenaa,dhinaca kale waxay diidanyi hiin,sharcikasta,ama xeerkasta oo caqabadku noqonkara,geeddi socodkii bulshada ee jihada horumarka ku waajahnaa,waxayna dagaal khadhaadhku qaadayaan, barnaamijkasta oo siyaasadeed, oo gaadhista Himilooyinka waaweynee u hadhsanbulshada dalka jamhuuriyadda Somaliland higsanayso caqabadku noqon kara Ilaalinta Himilooyinka waa weyn ee ay Ummadda Somaliland Gaadhay
Himilooyinka u Hadhsan ee ay Higsanayso iyo Dariiqa ay ku Gaadhi karro
Gunaanad Ergadaaqoonyahanadaahiwaxaygudoomiyahawakiiladaiyolabadagudoomiye ku xigeen iyo dhammaan xubnaha golaha wakiiladaba soo jeediyeen,qodobadan dhexdhexaadinta ah oo uu gudoomiye ciro aqbalay. 1) In dhammaanmooshinaddiigolaha la horkeenayiyokuwiikusoofoolahaaba la wadajoojiyo, 2) In lahor keeno mooshin cusub,kaas oo sheegaya,in maamuus ka xayuubintii labada gudoomiye kuxigeen laga dhigaya 55 cod. 3) Ergadu waxay si adag u diidan tahay,inay waaxda xukuumaddu faragelin ku sameyso howlaha waaxda sharci dejinta, 4) Waxa kale oo ay ergadu ka soo horjeeddaa, in kursiga gudoomiyaha wakiilada maamuuska xayuubintiisa 42 Cod Laga Dhigayo ,qodobkaas oo meesha ka saaraya,isku dheelitirkii dhinaca awoodaha ee waaxaha baarlamaanka iyo xukuumadda,iyo weliba sababihii golaha wakiilada loogu yagleelay shirkii Borame ee 1993dii ee sharci ku ilaalinta waaxda xukuumadda ahaydba,islamarkaana inuu qaranka Somaliland cimri dheeryeesho caqabad ku noqondoonto ka dibna laga dhaxli doono kali talisnimo,khilaafaad,colaado sokeeye iyo ugu dambeynta qaran burbur..
MagacyadaErgadaAqoonyahanada ah
WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|