Dhamaan Shaqaalaha wakaalada dekeda Berbera Iyo masuulinyiintan waxay tacsi tiiraanyoo leh u dirayaan marwada kowaad ee qaranka jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Waris Maxamud Jirde oo ay ka tacsiyadaynayaan walaasheed marxuumad xaawo luul maxamud jirde | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Shaqaalaha wakaalada dekeda Berbera Iyo masuulinyiintan waxay tacsi tiiraanyoo leh u dirayaan marwada kowaad ee qaranka jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Waris Maxamud Jirde oo ay ka tacsiyadaynayaan walaasheed marxuumad xaawo luul maxamud jirde
February 23, 2014 - Written by Editor:

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Maareeyaha Dekeda Berbera Eng.cali Cumar maxamed cali xoor iyo xaaskiisa

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali maxamed Cilmi

Gudoomiye Golaha Deegaanka Degmada Berbera Cabdishakur maxamuud xasan cidin

Iyo Xoghayaha Dekeda Cabdiraxmaan Aar Jaamac

 

Iyo dhamaan Shaqaalaha wakaalada dekeda magaalada Berbera waxay tacsi tiiraanyoo leh u dirayaan marwada koobaad ee qaranka jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Wasir Maxamud Jirde oo ay ka tacsiyadaynayaan walaasheed marxuumad xaawo luul maxamud jirde oo ku geeriyootay caasimada wadanka ingiriiska ee London waxayna ilaahay uga baryeen marxuumada in uu naxariistii jano ka waraabiyo caruurtii,eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN

COMMENTS
LINKS