Dhagayso Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Ciyaaraha, Aduun Lacageedna Ugu Yaboohay Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada, halka uu dhagax dhigay dhisme cusub oo Ay Yeelan Doonto SONYO. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhagayso Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Ciyaaraha, Aduun Lacageedna Ugu Yaboohay Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada, halka uu dhagax dhigay dhisme cusub oo Ay Yeelan Doonto SONYO.
February 20, 2014 - Written by Wariye:

siraanyoHargaysa(Wajaale News):-Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismo cusub oo loo dhisay wasaarada dhalinyarada ciyaaraha.

Madaxweynaha Somaliland ayaa sidoo kale daah-furay sanduuqa dhalinyarada somaliland  dhagax dhigayna dhismaha cusub oo loo yag-leeli doono dalada dhalinyarada somaliland ee sonyo.

Halkan Guji

Wajaale News
Hargasya Office
Email:wajalenews.com
Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane

COMMENTS
LINKS