|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Vedio Madaxweynaha Venezuela Oo Telefishanka CNN Ku Amray Inuu Ka Baxo Dalkiisa Iyo Xaalada Oo Meel Adag Maraysa.
February 22, 2014 - Written by Wariye:Caracas, (Wajaale News):- Mudaharaadyadii ka socday dalka Venezuela oo galay maalintii 8aad, kuna fiday magaalooyinka waaweyn ee dalkaas, gaar ahaan gobolka Andes, ayaa madaxweyne Nicalas Maduro iyo ninka ay is hayaan ee Mucaaridka hogaamiya, mid walba shacabka dalkaas fariin u diray. Madaxweyne Maduro ayaa isagu sheegay in aanu mucaaridka ka ogolaan doonin in sida Libya ay dalkaas u burburiyaan, sida uu hadalka u dhigay, waxaanu amray in telefishanka CNN, ee dalka Maraykanka laga leeyahay ka baxo waddankiisa. Hogaamiyaha Mucaaridka Henrique Capriles ayaa isna dhiniciisa si kulul u canbaareeyay xukuumada, waxaanu madaxweynaha ugu baaqay in uu hubka sharci darada ah ka dhigo taageerayaasha xisbigiisa, sida wararku sheegayaan qofkii 6aad oo ay walaalo yihiin mudane ka tirsan xisbiga Madaxweynaha ayaa ku dhintay dibad baxyada dalka Venezuela.
Wajaale News Related posts:War Deg-Deg Ah : Wariyihii Telefishanka Horn Cable Tv Ee Gabiley Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Sababta... Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Oo ka Warbixiyay Habsami Usocodka Maalintii labaad Ee Imtixaank... DAAWO;-Haween Ka Gadoodsan Kufsi Iyo Dil Loo Gaystay Marxuum Hinda Cumar Oo Iskugu Soo Baxay Magaal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|