|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Baarlamaanka Dalka Ukraine Oo Aqlabiyad Ku Ogolaaday Sharci Awooda Madaxweynaha Lagu Dhimayo.
February 22, 2014 - Written by Wariye:Kiev(Wajaale News):- Golaha baarlamaanka dalka Ukraine ayaa cod aqlabiyad ah ku ogolaaday, in dib loogu noqdo, ku dhaqanka dastuurkii dalkaasi lahaan jiray 1994-kii, kaas oo xadidaya awooda Madaxweynaha, waxaana golaha wakiilada dalka Yukrayn oo ka kooban, 450 Xubnood, waxa sharcigan cusub ogolaaday 386 Mudane. Ku noqoshada Dastuurkii labaatan sanadood ka hor, ayaa ka dhashay dhibaatada siyaasadeed ee dalkaas ka taagan oo sababtay dhimashada 80-qof, waxaanu dastuurkaasi dhigayay in wasiirada qaarkood baarlamanku magacaabi karaan, awooda madaxweynuhuna ay noqonayso mid kooba.
Wajaale News Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|