|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Baarlamaanka Dalka Ukraine Oo Aqlabiyad Ku Ogolaaday Sharci Awooda Madaxweynaha Lagu Dhimayo.
February 22, 2014 - Written by Wariye:Kiev(Wajaale News):- Golaha baarlamaanka dalka Ukraine ayaa cod aqlabiyad ah ku ogolaaday, in dib loogu noqdo, ku dhaqanka dastuurkii dalkaasi lahaan jiray 1994-kii, kaas oo xadidaya awooda Madaxweynaha, waxaana golaha wakiilada dalka Yukrayn oo ka kooban, 450 Xubnood, waxa sharcigan cusub ogolaaday 386 Mudane. Ku noqoshada Dastuurkii labaatan sanadood ka hor, ayaa ka dhashay dhibaatada siyaasadeed ee dalkaas ka taagan oo sababtay dhimashada 80-qof, waxaanu dastuurkaasi dhigayay in wasiirada qaarkood baarlamanku magacaabi karaan, awooda madaxweynuhuna ay noqonayso mid kooba.
Wajaale News Related posts:Xaaladda Xuquuqal Insaan Ee Somaliland Oo Laga Dayriyay Iyo Warbixinta Sanadka 2020 Oo Xambaarsan Xa... DAAWO ; Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Mar 3Aad kusoo Noqday Silsiladii Miimley Iyo Godka Cusub Ee... Wareegtooyin Is-khilaafsan Oo La Xidhiidha Fasaxa Shaqaalaha Ee 26juun Oo kasoo Kala Baxay Haayada S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|