|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Milateriga Ee Gobalka Togdheer ayaa Maanta u Debaal-Degay Sanad Guradii 20-Aad Ee ka Soo Wareegtay ka Dib Markii Dhidibada Loo Taagay.
February 2, 2014 - Written by Editor:BURCO WAJAALENEWS ;Munaasibad Baladhan Oo Loogu Debaal-Degayay Xuskani ayaa waxa ka soo Qayb-Galay Badhisabka G/Togdheer,Maayir ku Xigenka Degmada Burco,Xildhiban Mubaarig Yuusuf (Bidhi) iyo Masuuliyin Kale Oo Aad u Tiro Badan. WAJAALENEWS DESK BURCO OFFICE EMAIL;wajalenews@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|