Burco Waxay Ubaahantahay Weriyeyaal Ducaale Oo Kale Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Burco Waxay Ubaahantahay Weriyeyaal Ducaale Oo Kale Ah.
February 20, 2014 - Written by Wariye:

waxaa dhawaan magaalda burco yimid weriyaha weyn ilaahbaa weyne,ee ruug cadaaga ah.ducaale

weriyuhu wuxuu markuu magaalda soo galayba diyaariyay warbixin kooban taasoo kusaabsan magaalada burco siday ufiday iyo weliba taariikhdeeda oo kooban.

waxaa dhamaan dadka reer burco aad usoo dhaweeyeen farshaxanimada weriyaha iyo weliba khibradiisa iyo tayada warbixintiisa.

waxaanay yidhaahdeen burco waxay ubaahantahay weriyeyaal ducaale oo miidhana.

waxaananu rajaynaynaan in weriyuhu barnaamijyo badan kadiyaaro magaalada.

maadaama oo ay tahay caasimadii labaad ee dalka ayna kunoolyhiin dadk labaad ee ugu faro badan dalka marka laga reebo caasimada hargaysa.

weriyeyaasha kale ee xataa meelaha xadhiga laga jarayo aan dadka tusin ee maqas meel jaraya uun soo sawira xumaanta wadankana baadha ee websiteyada kala soo baxa waxaan leeyahay kudayda ruugcadaa ducaale.

ugu danbayn aad baan ugu hambalyaynayaa hctv iyo ducaaleba.

guuleed warsame jaamac <guuleed41@hotmail.com

COMMENTS
LINKS