Bayaan ka soo baxay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub kuna aadan weerakii Al-shabaab ku qaadeen kolanyada UNka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bayaan ka soo baxay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub kuna aadan weerakii Al-shabaab ku qaadeen kolanyada UNka
February 14, 2014 - Written by Editor:

ImageProxy.mvcErgayga Gaarka ah ee Midowga Yurub, Michele Cervone d’Urso, wuxuu cambaaraynayaa weerarki xumaa ee naxdinta lahaa ee ka dhacay shalay agagaarka gegeda dayuuradaha caalamiga ee Muqdisho.

 

“waxaan si weyn ugu tacsinadeynayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhintay weerakaa dartiisa waxaana u rajaynayaa kuwi ku dhaawacmay soo kabasho deg-deg ah. Dadka Soomaaliyeed way ka daaleen bambooyin iyo dhiig daata oo ay sababaan argagixisada doonaysa kaliya in ay faafiyaan cabsi iyo saboolnimo. Ha yeeshee, weerar bam ama qarxin middna kuma qancayaan in argaxisanimada hororka ah ay jawaabtu tahay. Waxa kaliya ee dhalin doona wax taas ka duwan oo ah in ay sii xoogiso go’aanka looga soo horjeeda xubnaha nadad-diidka ah”.

 

Midowga Yurub uu la jiro UNka iyo dhammaanka beesha caalamka waxay sii wadayaan in ay ku taagyeerida Soomaaliya, hogaankeeda iyo dadkeeda barnaamijkooda nabadda iyo xasilinta. Barnaamij uu san weecin Karin falalka fulinimada noocaas ah. (dhammaad)

Statement by the EU Special Envoy to Somalia on Al Shabaab attack against UN convoy

14/02/2014

The EU Special Envoy to Somalia, Michele Cervone d’Urso, condemns the appalling and horrific attack that took place close to the international airport in Mogadishu yesterday.

I express my deep condolences to the families of the Somali citizens that have been killed as a result of this attack and I wish a speedy recovery to those injured. The people of Somalia are tired of bombs and bloodshed caused by terrorists only interested in spreading fear and destitution. No bomb attack or explosion will however convince them that violent extremism is the answer. It will only result in the opposite: a stronger determination against anti-peace elements“, he said.

The European Union, together with the UN and rest of the international community, continues to support Somalia, its leaders and its people on their course to peace and stability. A course that will not be deviated by such cowardly actions. (END)

COMMENTS
LINKS