|
|||||
WAJAALE NEWS
Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo eedaymo u jeediyay badhsaabka g.saaxil iyo w.waxbarashada
February 24, 2014 - Written by Editor:Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo eedaymo u jeediyay badhsaabka g.saaxil iyo w.waxbarashada
HARGEISA(Wajaalenews) Musharaxa xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid Aqoonyhan Jamaal ali xuseen oo Maalmahan Safar Shaqo ku joogay Xarunta Gobolka Saaxil ee Magaalada Bebera ayaa Maanta eedamyi usoojeediyey Badhasaabka Gobolka Saaxil iyo Maamulka Waxbarashada Degmada Berbera oo uu ku eedeyey in ay iskuulka Bursade ka eryeen Arday La kulantay intii uu ku Sugnaa Magaalada Berbera Musharax Jamaal Cali Xuseen Waxa kale oo uu ka Hadlay In Cabudhin iyo handidaad lagu hayo Tageerayaasha Xisbiga Ucid uu ku leeyahay Gobolka Saaxil , isagoo ka hadlayana Waxa uu yidhi ma fiicna in maamul gobol ay dhibaato gaadhsiiyan bulshada ku nool ee I tageersan
Musharax Xisbiga UCid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Waxa kale oo uu Dhaliil usoo jeediyey Badhasaabka Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilme oo uu ku Eedeyey in uu Askarka u diray Xafiiskiisa Magalada Berbera Todobaadkii Hore Xili habeenimo ah Islamarkaana Qaarka tirsan Halwadeenadii Xafiiska Ay Saldhiga Geyeen Waxaanu yidhi
Dhinaca kale Badhasaabka Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi iyo maamulka Waxbarashada oo ay Saxaafadu Waxka weydisay Eedaynta Losoo Jeediyey Ayaa Iska Difaacay eedayntan ka imanaysa musharaxa waxana yidhahdeen
Badhsaabka ayaa yidhi anagu waxba kamaynaan eryin iskuul jamaalna isagaa wax kale u yeedhanaya
Gudoomiye k.xigeenka waxbarshada gobolka saaxil ayaa sheegay in aanu jirin cid laga er yay dugsiyada sare wajaalenews desk hargeisa office
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|