|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR DEGDEGA Badhasab Kuxigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Oo Lagu Xidhay Kantaroolka Magaalada Hargeisa Marlabaad
January 8, 2014 - Written by Editor:WAR DEGDEGA BADHASAABKU KUXIGEENKII HORE GOBOLKA TOGDHEER LOO LAGU XIDHAY MAGAALADA HARGEISA MARLABAADHARGEISA WAJAALENEWS ;BADHASAABKU XIGEENKII HORE EE MAGAALADA BURCO GUULEED DAAHIR SAMATAR AYAA CIIDAMADU KASOO QABTEEN KANTAROOLKA HALAYA EE BARIGA MAGAALADA AHRGEISA KADIB ISAGOO USII JEEDA MAGAALADA BURCO OO MAALINTA BARI LOOGA DIYAAR GAROBAYAY SOO DHAWAYTIISAGudoomiye kuxigeenkii hore ee burco ayaa dhawaan cidamada rru du kasoo qafaasheen gurigiisa islamarkaana usoo dhaadhiceen xaga magaalda barberaHadaba mr guuleed daahir samatar ayaa dhawaan lasii dayay loona soogudbiyay isogoo xora xaga hargeisa lama oga xiligan hadana waxkeenay xadhiga jid gooyada ahMr guuleed ayaa loo soogudbiyay saldhiga dhexe ee magaalada hargeisa halkaasi oo uu ku xidhan yahay hada sida ilo wareedyo noo sheegaan xadhigiisa ay kadanbeeyeen wasiirka arimaha gudaha waran cade oo uu dabada kariixayo wasiirka madaxtooyada Somaliland oo markii horeba kadanbeeyay xadhigiisaWaxakale oo wasiirada ay guuleed isku beesha yihiin isoo jeediyeen in aanu tagin burco mudo lixbilooda wixii uu guuleed u baahan yahay ay iyagu siinayaan dhaqale iyo wixii kale ee uu u baahdoba sidoo kale waxaa la sheegayaa in markii hore ay isaga iyo xukuumda dhexdhexaadiyeen salaadiyiinta beeshiisa iyo wasiiroWaa laga war sugu doonaa halka ay kudanbayso cadaaladarada lagu hayo guuleedWAJAALENEWS KALA SOCO WIXII KASOO KARDHA ARIMAHA KUSAABSAN XADHIGA GUULEED DAAHIR SAMATARRelated posts:Milicsiga Khudbad Uu Daahir Rayaale Jeediyay Wakhtigii Ololaha Doorashada Iyo Cabirka Xaaladda Dalka... Ruushka Oo Aqoonsaday Madaxbanaanida Jamhuuriyada Cusub Ee Crimea Iyo Ukraine & Dawladaha Reer Gal... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Kicitimay Gobolka Togdh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|