TACSI INAALILAAHI WA,INAA,ILAYHI RAJUCUUN XILDHIBAAN BASHIIR XUSEEN TUKAALE WUXUU TACSI UDIRAYAA GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KUTIMID MARXUUM GUREY XASAN BARE | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TACSI INAALILAAHI WA,INAA,ILAYHI RAJUCUUN XILDHIBAAN BASHIIR XUSEEN TUKAALE WUXUU TACSI UDIRAYAA GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KUTIMID MARXUUM GUREY XASAN BARE
January 14, 2014 - Written by Editor:
TACSI INAALILAAHI WA,INAA,ILAYHI RAJUCUUN XILDHIBAAN BASHIIR XUSEEN TUKAALE WUXUU TACSI UDIRAYAA GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KUTIMID MARXUUM GUREY XASAN BARE
HARGEISA WAJAALENEWS Xildhibaan bashiir xuseen tukaale isagoo kuhadlaya magiciisa iyo ka qaranka Somaliland wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umada Somaliland iyo qoyskii,qaraabadii uu kabaxay marxuum gurey xasan bare oo xalay ku geeriyooay magalada alaybaday maantana lagu aasay magaalada gabiley aas heer qarana, in ilaahay samir iyo iiman inagasiiya isaga janadii ilaahay geeyo aamin aamin

Hadaba waxaan qayb kasoo qaadanaynaa tarookh nololeedkii marxuum gurey xasan bare

Marxuum gurey xasan bare ayaa  kamid ahaa dhalinyaradii kaqayb qaadatay halgankii hubaysnaa ee laga horjeeday daquudkii siyad bare ee SNM waxa kale oo marxuumku kamid ahaa ciyaartoygii gobolka waqooyi galbeed,
Wuxuu door muhiima kasoo qaatay  dib udhiskii qaranka Somaliland isagoo kamid ahaa ciidamadii 99 xeebta daganaa isagoo haystay urur kamida oo ahaa ciidamada bada 1992 ilaa 1994
Dibna wuxuu haystay saldhiga dhexe ee gabiley oo uu ka ahaa taliye
Waxa kale oo uu xilal kala duwan kasoo qabtay maamuladii soo maray Somaliland
Hada marxuum gurey xasan bare wuxuu taliye ka ahaa degmada alaybaday  isagoo darajadana sitay sedex xidigood
Muj gurey waxaa lagu xasuustaa inuu ahaa nin bulshaawiya oo dadka isku wada dhalinyar iyo odoyaalba
Marxumku wuxuu caruur ifka kaga tagay 8 caruura oo kala 4 afar wiil iyo 4 afar gabdhood hal xaas
INAALILAAHI WA,INAA,ILAYHI RAJUCUUN NOOLABA WAA DHINTE
 
 
COMMENTS
LINKS