|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Somcable Oo Carwada Somaliland Ku Soo Bandhigtay Internet Xawarihiisu Sareeyo Kana Yaabisay Shirkadaha Bixiya Adeega Internetka .
January 1, 2014 - Written by Wariye:Hargaysa(Wajaale Neews):-shirkada somcable oo munaasibada carwada somaliland ku soo bandhigtay adeeg internet oo aan hore wadanka u oolin ka yaabisay shirkadaha bixin jiray adeega internetka .
Geesta kalena waxaa shabakada wararka ee wajaalenews.com halkaasi ugu waramay qaarkimad ah shaqaalaha shirkada somcable oo ka war bixiyay adeegan ay bulshada ugu tala galeen.Barnaamijyo Ku Saabsan Shirkada Somcable Kala Soco Wajaalenews.comWajaale News Related posts:Madaxdhaqameedka Beelaha Direed Oo Baaq Culus Kasoo Saaray Dagaalka Laascanood,Digniina Udiray Qabii... Hay’adda Qurba joogga Somaliland oo ka Qaybgashay Kulanka 59aad Ee Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaab... Booliska Dalka Israa'iil Oo Sheegay In Ra'iisul-Wasaare Benjamin Netanyahu Maxkamad Lasoo Taagi Doo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|