|
|||||
WAJAALE NEWS
Qoys Danyar Ah Oo Ka Cabanaya Xayawaanka Loo Yaaqaan Jiirka Akhriso Warbixin Ku Saabsan.
January 9, 2014 - Written by Wariye:Hargaysa(Wajaale News):-Qoys ka mid ah xaafadaha ay dagaanyihiin dadka dar yarta ah ee magaalada hargaysa oo soo bandhigay tiro faro badan oo ka mid ah xayawaanka loo yaqaan jiirka oo maanta soo badhigay qaybo kaimd ah waxanay sheegeen in uu dhibaato wayn ku hayo gaar ahaan qoyskan . geesta iyaga oo cabasho wayn ka muujiyay wax yeelada uu ku hayo taasi oo ay u kuur gashay shabakda warar ee wajaalenews.com waxa ay halkaasi waraysi la yeelatay hooyo kamid ah qoyska soo bandhigay jiirka . hooyo faadumo oo kamid ah qayska soo soobandhigay raxanta jiirka ah ayaan ku dheeratay khasaraha uu u gaysto mararka qaarkood iyada oo sheegtay in uu ka cuno alaabta sida bariiska daqiiqda iwm. qoyskan oo marka aad aragtid aad ka dareemaysid dhibaatada haysata oo qofkii damiir lihi uu ka damqanayo sidoo kalena waxa ay aad ugu bahan yihiin adeega cafimaadka biyaha waxbarshada iyo adeegyada aas aasiga ah. caruurta ku nool Qoyskan oo u baahan in loo fidiyo gargaar deg deg ah sida cuntada naadafada waxa aad ula yaabaysaa dhibaatada iyo diifta ka muuqata waji gooda caruurta oo aanu xaladooda u kuur galanay ayaa waxa shabada wararka ee wajaalenews.com noo xaqiijiyeen sida ay ugu bahan yihiin inay helaan waxbarasho caafimaad hoy wanaagsan . dhinaca kalena waxa ay soo badhigeen caalada caafimaad daro ee haysta qoyskan dar yarta ah waxanay sheegeen in ayna helin wax gar garaar deg deg ah oo ay cabasho wayn ka muujiyeen sida biyaha oo ah kuwa ugu mihiimsan , oo ay qayskani 24 sacadood isku filnaysiyaan biyo lagu qiyaaso 40 litir oo marka dhinaca kale loo dhigo noqonaysa 2 jirikaan waxa kale oo ay sheegen in walwal wayni ka haysto sidii ay u heli lahaayeen biyo ay ka haqatirmaan . iyadoo marar qaarkood ay ka doontaan mastaafo gaadhaysa ilaa 14 kiilo mitir oo ay halkaasi gaadhi gacan kaga soo qaataan mar ay shabakada wararka ee wajaalenews.com ay waydiisay xidhiidhka ka dhaxeeya dawlada iyo xaadan dar yarta ah ayay noo xaqiijiyeen ay xukuumada ka dhaga adaytay cabashadooda iyo baahiyadahooda kala duwan . qoyskan oo u waramaya shabada caalamiga ah ee wajaalenews.com hadaba kala soco banaamijyo ku saabsan qoyskan iyo deeganka caafada oo dhanRelated posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|