|
|||||
WAJAALE NEWS
QAAR KAMIDA XILDHIBAANADA GOLAHA WAKIILADA OO MACAARIDKA U SOO JEEDIYAY IN AANAY CAQABAD KU NOQON SHIRKADAHA MAALGASHANAYA DALKA
January 5, 2014 - Written by Editor:QAAR KAMIDA XILDHIBAANADA GOLAHA WAKIILADA OO MACAARIDKA U SOO JEEDIYAY IN AANAY CAQABAD KUNOQON SHIRKADAHA MAALGASHANAYA DALKAHARGEISA WAJAALENEWS Afar xildhibaan oo kamida golaha wakiilada ayaa shir jaraa,id oo ay manta ku qabteen tuheel lake assal oo kuyaala magaalada hargeisa, ku eedeeyay xusbiyada mucaaridka inay si qaldan u fasirayaan qodobka dasruuriga ah ee sheegaya sheshiishyada caalamiga ah ee xukuumadu gasho in la horkeeno golaha wakiilada,Ugu horay xildhibaan siciid maxamed cilmi oo kahadlaya qodobkan ayaa wuxuu yidhi.’heshiisyada caalamiga ah ee qodobkani kahadlayaa waa kuwa leh culays maliyadeed ee maaha heshiish walba in la horkeeno golaha wakiilada balse waxa jira heshiisyo kukooban wasaarada kolba kushaqadale nooca maal gashi, ee shirkad ajanabiga ahi ay kumaal gashanayso wadanka.isagoo hadalkiisa siiwata ayaa wuxu yidhi maalin dhawayd waxa heshiish gashay wasarada warshaduhu shirkad jayniisa maxaa iyada loga hadli waayay ee looga hadlayaa wasaarada macdanta oo qudha?Sidoo kale waxaa isaguna halkaa kahadlay xildhibaan axmed maxamed diiriye( nacnac),isagoo tusaale usoo qaatay xukuumadii riyaale ay heshiis lagashay shirkada aljabiri shirkadaa oo wax tarwayn u yeelatay suuqgayta iyo iibka xoolaheena iyadoo maxjar inoo dhistay lagu hubiyo caafimaadka xoolaheena. Wax heshiisa oo golaha wakiilada lahorkeenayna muujiri .sidaa darted hadii waxwalba laga hadlo hour markii dalka ayaa caqabad lagalinayaa .Wuxuuna intaa kudaray,wadanka shaqo la,aan ayaa kajirta dhaliinyaradeenina waxay u tahriibayaan waa camal la,aan.markaa waxaynu u baahanay shaqo abuur. Shaqo abuurkiina wuxuu kuxidhan yahay shirkado wadankeena maal gashada markaa hadaynu nidhaafno waxwalba waa in golaha lahorkeeno waa qalad,taa waxa uu raaciyay xildhibaan nacnac, heshiisyo badan ayay xukuumadu gashee maxaa keenay in laga hadla uun heshiiskan wasaarada macdantu gashay?Waxaa sidoo kale sidaa silamida u hadlay xildhibaan sanqoole oo ku dheeraday in ladhiirigaliyo shirkadaha maalgashiga ee aan lagu qaylyin wuxuuna tusaale u soo qaatay xiligii inacigaal waxa heshiislala galay shirkadii total oo ay shirkad caalamiya wuxuuna yidhi markii aanu ina cigaal waydiinay wuxuu nagu yidhi waxaynu nahay dal aan la,aqoonsan hadii company caalamiyihi heshiis inalagalo waxay kadhigan tahay aqoonsi hadaba si aan calamka wax ula qaybsano waa in lasoo dhaweeyaa cidii heshiis inala galaysa waxaan leeyahay macaarid yaan lagu qaylin shirkadaha dalka maal gashanaya ayuu hadalkiisi kusoo koobay xildhibaan sanqooleWAJAALENEWS DESKHARGEISA OFFICERelated posts:Shirwaynaha Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo La Shaaciyay Wakhtiga Uu Qabsoomayo Iyo Goobta Lagu Qabanayo. Toos Udaawo; Xaflada Xuska 64 guurada Kasoo Wareegtay Xornimada Somaliand Oo Caawa Ka Socota Qasriga... Xildhibaan Mubaarik Xeel Dheere Oo Soo Bandhigay Sida Xilalkii Qaranku Madaxwayne Biixi Ugu Badiyay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|