Qaar Ka Mid Ah Caruurta Gudomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Togdheer Ee Ay Xalay Gurigiisa Kala Baxeen RRU-du Oo Koomo Ku Jira,Xaaskiisa Oo Ka Sheekaysay Sidii Xalay Loo Miray,Wasiir Xirsina Ku Eedaysay In Uu Ka Dambeeyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaar Ka Mid Ah Caruurta Gudomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Togdheer Ee Ay Xalay Gurigiisa Kala Baxeen RRU-du Oo Koomo Ku Jira,Xaaskiisa Oo Ka Sheekaysay Sidii Xalay Loo Miray,Wasiir Xirsina Ku Eedaysay In Uu Ka Dambeeyo
January 3, 2014 - Written by Editor:

Burco(wajaalenews)-Xaaska Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir ee ay xalay gurigiisa kala baxeen ciidamada RRU-da marwo Ifraax Diiriye Budhle  ayaa ka sheekaysay sidii  xalay loo miray ee loogu soo dhacay iyo qaabkii loo xidhay saygeedka,Marwo Ifraax oo ay maanta qaar ka mid ah warbaahintu gurigeeda ku booqatay ayaa waxa ay sheegtay in saddex ka mid ah caruurteeda ay kooma ku jiraan ilaa xalay markii ay ciidamada RRU-du u soo dhaceen guriga,waxa ay intaasi ku dartay in burbur hantiyeed gaysteen isla markaana ay qaateen alaabooyin badan oo uu dahab ku jiro.

 

halkan kadaawo xaaska gudomiyaha
http://youtu.be/jbx-BA3Mnu8

COMMENTS
LINKS