|
|||||
WAJAALE NEWS
Mujaahid Cali Guray oo soo gadhay London Fariin u Diray Bulshawaynta Somaliland ee ku dhaqan Uk
January 27, 2014 - Written by Editor:Gudoomiyahii Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo soo gadhay London Fariin u DIray Bulshawaynta Somaliland ee ku dhaqan Uk London(WJN)Waxa Caasimada wadankan uk soo gadhay mujaajid Cali Gurey oo ah gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga ucid gudoomiyaha oo u waramaya warbaahinta ayaa waxa uu shegay in u boqashadisu ay ku salaysan tahay marti qaad uu ka helay jaaliyada somaliland ee ku dhqan Uk.
UCID MEDIA UK Related posts:Wasiir Xukuumada Somaliland ka Tirsan Oo Doonaya Buuxinta Xubintii Ka Banaanaatay Golaha Wakiilada +... Shirkada Al-jaabiri Oo Todabadii Casho Ee u Dambeeyay Gacmaha ka Laabatay Iibsigii Xoolaha Ee Saylad... DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Eedo Culus UJeediyey Qaarkamid ah Culimada Somaliland! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|