|
|||||
WAJAALE NEWS
Mooshinkii ka dhanka ahaa Wasiirradii Xukuumadii Saacid oo ay baarlamaanku Diiden
January 14, 2014 - Written by Editor:“99-xildhibaan way ogolaadeen, lix xildhibaanna way ka aamuseen, sidaa daraadeed mooshinkan wuu burburay,” ayuu yiri Prof. Jawaari oo ka warbixinayay siday codeyntu u dhacday.
Muqdisho(wajaalenews) Kulan ay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ku yeesheen Muqdisho ayaa lagu diiday mooshinkii wasiiradii xukuumadii Saacid laga keenay, kadib markii mooshin kaas kasoo horjeeda ay baarlamaanka horgeeyeen 12 xildhibaan. WAJAALENEWS DESK
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|