|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuul Ka Mid Ah Dawladda Somaliland Oo Beerka Laga Bedalay
January 22, 2014 - Written by Editor:Axmed Muxumed Madar, oo hadda xaaladdiisa caafimaad wanaagsan tahay isla-markaana lugihiisa ku socda
Oslo(WJN)Guddoomiyaha Komiishanka Maamul Wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa Somaliland, Axmed Muxumed Madar, ayaa xaaladdiisa caafimaad wanaagsan tahay, ka dib markii lagu sameeyay qaliin culus.Guddoomiye Axmed Muxumed Madar, ayaa galay Cisbitaal ku yaala Magaalada Oslo ee dalka Norway, waxaana lagu sameeyay qaliin culus oo lagaga bedalay beerkiisii oo waxba laga qaban kari waayay. WAJAALENEWS DESK COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|