|
|||||
WAJAALE NEWS
Madhabbaa In Badhasaabkii Gobolka Togdheer uu Xilkii Iska Casilay, Madaxweyne Siilaanyana u Gudbiyey Warqadiisii Is Casilaada.
January 10, 2014 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaalenews):- Guddoomiyihii Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi(Xamarje) ayaa warar lagu kalsoon yahay. Hargaysa(wjn):- Guddoomiyihii Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi(Xamarje) ayaa warar lagu kalsoon yahay waxa ay shabakada Wararka ee wajaalenews u xaqiijiyeen in uu iska casilay xilkaasi Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in maanta galinkii hore uu u gudbiyey Xamarje Warqadiisa Is Casilaada Madaxweyne Siilaanyo ka hor intii aanu ka dhoofin Magaalada Hargaysa. Wararkan ayaa tibaaxaya in is casilaada Xamarje ay ka danbaysay xaalada dhinaca Maamul ee ka jirta gobolkaasi. uu gudomiyaha kayahay oo aan hawlo badan oo laga fuliyay wax oagysiina lasiinin amaba aan lagala tashan maadaama uu isagu masuulka ahaa gabolka sida ilo wareed yadu sheegeen ayaa waxa kamida inuu kacadhooday arinta RRU du ay kafulisay burco oo aan waxba laga ogaysiin takale wasiirada kasoo jeeda burco ayaa inta magaalada yimaadaan waxay donan kasameeya arimahaasi oo ah kuwo sharciga baalmarsan, qoraalka uu madaxwaynaha ugudbiyay ayaa wuxuu xabaarsan yahay arimo farabadan oo intii uu xilka hayay dhacay waxaanu u adkaysan kari waayay in awoodiisi hadba wasiir beelaysan isticmaalo oo dadka qaarna lagu dulmiyo qaarna waxayna lahayn loogu fuliyo. hadaba wixii kasoo kordha arimahaasi kalasoco wajaalenews.com
Related posts:Warar Dheeraada;, Khasaaraha Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Alshabaab Oo Sheegatay Masuuli... Daawo: Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Oo Sheegay In Hoos U Dhac Wayni Ku Yimi Dhoofkii Xoolaha Somalila... Xukuumadda Madxweyne Axmed Siilaanyo Oo Ka Aaamustay Ka Hadalka Iyo Samata-bixinta Muwaadiniita Tira... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|