Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Wafti uu Hogaminayo manta u ambabaxay Dalka Ethiopia | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Wafti uu Hogaminayo manta u ambabaxay Dalka Ethiopia
January 10, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA WAJAALENEWS Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ay Wehelinayso Marwada koowaad ee Madaxweynuhu ayaa manta u ambabaxay Dalka Ethiopia halkaas oo madaxweynuhu uu ka helay martiqaad rasmi ah oo ay Dawlada Ethiopia Madaxweynaha u fidisay una soo dirtay Diyaar khaas ah,

Sidoo kale madaxweynuhu waxa uu ka hadlay xidhiidhka U dhexeeya somaliland iyo dawlada ethiopia waana labadal oo walal ah ayuu yidhi

waxa kale oo uu kahadlay Doorashada Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland  wuxuuna yidhi waanu soo dhawaynaynaa doorashada maamul goboleed puntland sida nabada ah ee ay uga dhacday isbadalka siyaasadeed ee ay uga dhacday waananu soo dhawaynaynaa hogaanka cusub ee ladoortay waxanan karajaynaynaa inuu ilaaliyo nabada manqadada

wuxuu sidoo kale u digay xusbiyada mucaaridka wuxuuna yidhi xukuumada somaliland iyadaa kamasuulada hagida ,hogaaminta, qorshayta iyo ga aaan kaqaadasha hawlaha uyaala qarankan arimaha siyaasadeed gudo iyo dibada distoorka jamuuhiyada somaliland wuxuu ku waajabinayaa marwalba xida losoo doorto talada qarankuee kalsoonida shacabka kuiyimaado inay masul katahay

wadahadalada somaliland laleedahay somalia waxaa kamasuula dawladan aan madaxwaynaha ka ahay majirto mana jiridoonto cid aan masuuliyad sharci u lahay inay sitoosa iyo sidadbanba midna ay u gasho

cidii isku dayda in gacandhaaf xukuumada oo saamayn kuyeelankara qaranka waxay kuxuumadu u digaysaa cidkasto oo dabandaabyo gaysanaysa waxaana loo aqoonsanayaa qaran dumis,

hadalka madaxwaynaha ayaa ku soobeegmaya xili dawladu katagtay in xusbiyadu kalaqayb galaan wadahadaladii oo furmi doona 15bishan hajabaadan madaxwaynaha ayaan noqondoonin mid dawaysa tabashada axsaabta qaran

WJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

 

 

 

COMMENTS
LINKS