|
|||||
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Tv-ga Qaranka Oo Waraaqo Been Abuur Ah Ku Tilmaamay Digreeto Uu Soo Saaray Madaxwayne Silanyo Oo Dhawr Hay`adood Oo Uu Tv-ga Qaranku Ku Jiro La Hoosgeeyay Wasaarado.
January 20, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) -Maareeyaha Telefiishanka qaranka Somaliland, Khadar Cali Gaas, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay digreeto uu soo saaray madaxwayne Axmed Silanyo taasi oo dhawr Hay`adood oo uu ka mid ayahay Tv-ga qaranku uu hoos Geeyay wasaarado markii hore laga soo dheegay,Maareeyaha Tv-ga qaranka Somaliland, Khadar Cali Gaas, waxa uu sheegay in aanay jirin warqad uu Madaxwaynuhu soo saaray oo ka dambaysay tii uu Tv-ga qaranka ku madax-banaaneeyay. WAJAALENEWS DESK Related posts:Prof, Buubaa oo Ka hadley Kulankii uu Madaxweyne Muuse Biixi La Yeeshay Iyo Arimihii Ay Ka Wada hadl... Maxay Kaga Wada-hadleen Shir Deg Deg Ah oo Abiy Ahmed La Yeeshay Madaxda Axmarada iyo Tigreega? Fashilka Ku Yimid Qalab Xukuumadu Ku Bixisay Malaayiin Doolar oo Loogu Talo Galay In Lagu Hubiyo Tay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|