|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Faraweyne Oo Maanta Ka Fuliyey Magaaladaasi Olole Nadaafadeed.
January 30, 2014 - Written by Wariye:
Gudoomiyaha Degmada Faroweyne Md Faysal Maxamed Jaamac Ayaa Sheegay In Ololahan Ay Ka Qayb Qaadanayaan Dhamaan Qaybaha Bulshada Sida Ardayda, Ganacsatada, Hawlwadeenada Hay’adaha Dawladda Iyo Ciidamada Ammaanka. Gudoomiyuhu Waxa Uu Sheegay In Ololahani Yahay Mid Ay Muddo La Soo Waday Isla Markaana Ka Sii Socon Doona Magaalada Tan Iyo Inta La Helayo Deegaan Ka Fayow Dhibaatooyinka Ka Dhasha Saxo Xumaanta, Waxana Bulshada Ugu Baaqay Inay Ka Qayb Qaataan Ololaha Nadaafadeed Ee Socda Isla Markaana Xashiishkooda Geeyaan Goobaha Loogu Talo Galay Wajaale News Related posts:DAAWO; Xildhibaan Dheeg Oo Ku Baaqay In Aan La Siyaasadayn Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco... Farshaxannimada Luuqada Qodaalka, Markal Lagu Cabirayo Fooraha Doorashooyinka Iyo Duruufaha Taagan! Xogo Kashifay In Axmed Muumin Seed Musharax Madaxweyne Ku Xigeen U Noqonayo Faysal Cali Waraabe Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|