|
|||||
WAJAALE NEWS
Maahmaahyo-cusub/Kuwii ugu dambeeyey!!! Curiye:C/casiis Maxamed Yoonis(ansaari). Qabyaaladi waxay kaa reebtaa,Qowmiyadaha-Adduunka. Qabyaaladi waxay kaa reebtaa,Qowmiyadaha-Adduunka.
January 30, 2014 - Written by Wariye:Qabyaaladi waxay kaa reebtaa,Qowmiyadaha-Adduunka. Qabyaaladi waxay kaa reebtaa,Qowmiyadaha-Adduunka. Argagixiso malaha Abtirsiin. Ictiraaf raadin,irid walba waa loo maraa. Gobonimo la lumiyey,Guyaal badan baa la Baadigoobaa. Xoolahaagu waa intaad ku Xaragootid. Landhan oo la tago uun laguma Ladnaado. Fiise nin helay aad buu ugu farxaa. Hargeysa nin ku nooli,Hawo fiican buu ku haystaa. Dhoof;Dhib badan mooyee,Dheef badan lagama faaiido. Qabyaaladi waxay kaa reebtaa,Qowmiyadaha-Adduunka. Qaad,qarash kaaga baxa mooyee,Caqli kuuma kordhiyo. Mandeella,waa loo wada markhaati furay. Madaxtooyo,qof hor maray ma milicsan waayo. Madaxweyne iyo Mucaarid isma indho buuxshaan. Madaxweyne soo baxay Baabuur baa hor yaacda. Mucaarid aan xog badan Haynin;Maaha mucaarid. Mujaahid baa u mudan,maamuus. Mujaahid waa kii Qoriga qaatay. Wasiir Intaad la kulanto,intaad waydaa ka badan. Curiye:C/casiis Maxamed Yoonis(ansaari). Macallin dhiga luuqadda ingiriisiga/Aqoonyahan School for English. Email:ansaari25@hotmail.com/Tell: 252 63 4175733./ Wajaale News Hargeysa,Somaliland. Related posts:Baadhista Hanti-dhawraha Guud Intee In Leeg Baa Lagu Kalsoonaan Karaa?By: Daahir Cabdi Warsame. Gudoomiyaha Hay,ada Shaqaalaha Dawlada Mudane: Sharmake Geelle, Shamac U Daaran Dhalinyarada Somalil... Jinka Gaalka Ah Quraanka Ayaa Guba,Mucaaridka Dalkana Horumarkaa Guba. Cheif Caaqil Maxamed Cawad G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|