|
|||||
WAJAALE NEWS
KULMIYE MAWAXA UU MARI DOONA WADADII UDUB?
January 30, 2014 - Written by Wariye:Golaha deegaanka laakiin kulmiye aayaa isagu usoo baxay rag kamida qaybihii UDUB ayaa Markiiba soo galay Kulmiyewaxaana lagu heshiiyay Dooda iyo khilaafka xusbiga Kulmiye ee talada dalka haya ayaa sii kululaanaysay Ilaa iyo intii ay soo shaacbaxday , suxbiga kulmiye ayaa kuguulaystay talada dalka 2010kii Isla markiiba waxaa uu madaxwayne siilaanyo u dhiibay guddoomiye hii sixbiga muuse Biixi Hase haatee in yar kadib waxaa isna khilaaf soo dhexgalay xusbigii udub oo markaa Lagaga guulaystay talada dalka waana uu burburay waxaa nuu kahadhay doorashadii Golaha deegaanka laakiin kulmiye aayaa isagu usoo baxay rag kamida qaybihii UDUB ayaa Markiiba soo galay Kulmiyewaxaana lagu heshiiyay in xilal lasiiyo hadana waxaa xisbiyaga Laga iclaamiyay in doorosho loo galidoono jagada musharaxa madaxwayne ee xusbiga Markaa ayaa xusbiga waxaa kabilaabmay khilaaf , xisbiga yaa waxaa uu ukala jabay Laba garab qayb uu muuse biixi hogaaminaayo oo kakooban ilaa iyo shan iyo labaatan nin Iyo qayb kale . madaxwayne siilaanyo dhawaan inaan cidi kamamnuucayn haduu isu soo taago Musharax xisbiga gudihiisa xaalada ayaa sii adkaanaysa dhawaan ayay ahayd markii laysugu tagay Xarunta madaxtoyada dhinacyada is haya waxaana shir gudoominaayay madaxwayne xigeenka oo isna Xisbiga kamida laakiin lama oga waxaa kasoo baxay , madaxwaynaha ayaa dhawaan mar uu dalka Kabaxaayay usii maga caabay gudi turxaan bixin ah oo xisbiga isukeenta laakiin iyana lama hayo Waxay qabteen golaha dhexe iyo kuwa fulinta ayaa isu iman la,a Hadaba suaashu waxay tahay ? Kulmiye maxaa uu mari doonaa wadadii UDUB Kulmiye ayaa ah xisbi kamida xisbiyada dalka ugu waawayn waxaa lagu eedayn jiray Inuu dabada kariixi jiray khilaafkii iyo burburkii xisbigii ugu mudada dheeraa ee Somaliland Laakiin wakhti xaadirkan lajooga ayaa waxaa kujira kulmiye siyaasiyiin kamida kuwii ay UDUB Dushooda ku burburtay ,isku soo wada duuboo khilaafkan kulmiye ayaan wali meelna saldhigan Qolaba markay kahadasho warbaahinta waxay sheegaysaa inaan khilaaf jirin Waxaana laysla dhaxmarayaa in siyaasiyiin badani kadigarogan doodaan siyaasiyiin badan Dad badan ayaa waxay rumaysan yihiin in uu hayo nabsi uu kagalay UDUB Waxaynu eegi doonaa halka uu ku dhamaan doono khilaafkan hada jiraa W/Q MAXAMED XAMUUD CALI xaamud_33@hotmail.com 63-4043392 COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|