|
|||||
WAJAALE NEWS
(HOGAAN LA’AANTA XISBIGA KULMIYE & GARAB LA’AANTA LABADII GUD: KU XIGEN)
January 30, 2014 - Written by Wariye:Sidaynu ogsoonahay waxaa in muda ah ka jiray xisbiga kulmiye khilaaf xoogan kazoo dhaliyay inuu dhici waayo shirwaynihii xisbiga kulmiye. Waxaa dhaliyay ayaaynu oran karnaa baarqabo farabadan oo iskugu yimid xisbiga kulmiye iyo labada mujaahid oo isu dhigay inay manta xisbiiga u sareeyaan ayna noqon doonaan musharaxiinta xisbiga ahna gudoomiyayaasha xisbiga siday inta badan yiraahdaa madaxwaynaha nagu wareejiyay oo manta doorku waa taayadii iyo rag kamid ah wasiirada madaxwayne axmed silanyo oo leh waxaan nahay aqoonyahay leh kartidii musharaxnimada labada mujaahidna waxaynu u daynaynaa gudoomiyayaasha xisbiga. Dhammaantiin aad baad umahdasantihiin saxaafada madaxa banaan Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|