|
|||||
WAJAALE NEWS
Hargeysa: Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Oo Gaadhigii Uu Watay Laag Biyo Mareen Ah Ku Riday, Maxaaa Sababay
January 5, 2014 - Written by editorMa jiro war Faahfaahsan oo ay ciidamada Nabadgalayada Wadooyinku ka soo saareen sababta.
Hargeisa:(Wajaale-News) Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-ada ayaa gaadhigiisii gaarka uu kula dhacay Laag Biyo Mareen ah oo Ku Taala duleedka Bari ee Madaxtooyada Somaliland.
Aadan Axmed Warsame ayaa dadkii ka agdhawaa goobta uu gaadhigu kula dhacay ay Hadhwanaagnews u sheegeen in ay ku war Heleen uun gaadhiga meesha ku jira iyo wasiirkii oo dibada taagan isla markaana la yaaban sababta uu halkaasi u galay. Majiro war Faahfaahsan oo ay ciidamada Nabadgalayada Wadooyinku ka soo saareen sababta. Dhacdadan ayaa noqonaysa midii ugu horeysay ku habsata masuul xil ka haya Xukuumada, waxaana hadda ilaalo ka haya ciidamada Asluubta oo ay laagtaasi dhinaca Galbeed ka xigto.
WAJAALE NEWS DESK
HARGEISA OFFICE Related posts:Taliyaha Ciidanka Dab Demiska Oo TababarKa Hortaga Khatarta Dabka Uqabtay Saraakiil Katirsan Ciidank... Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Shaacisay Tirada Dad UDhintay Xanuunka Covid17 Bishii Udanbay... War Deg-Dega : Muj Dheereeye Oo kamida Xubnihii Dhawaan Kusoo Biiray Xisbiga Wadani Oo Xabsiga lo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|