|
|||||
WAJAALE NEWS
HANBOLYO AROOS WACAN OO KU SOCOTA CABDIFATAAX MAXAMED XASAN IYO MARWADIISA ANIISA SAALIM CUMAR OO AQAL,GALKOODU KA DHACAY DALKA MALISAI
January 25, 2014 - Written by Editor:HANBOLYO AROOS WACAN OO KU SOCOTA CABDIFATAAX MAXAMED XASAN IYO MARWADIISA ANIISA SAALIM CUMAR OO AQALGALKOODU KADHACAY DALKA MALISAIHARGEISA WAJAALENEWS ;DHAMAAN DADKA HOOS KU QORANI OO KALA JOOGA DALKA GUDIHIISA IYO DIBADIISABA, WAXAY HANBALYO AAN LASOO KOOBI KARIN UDIRAYAAN AROOSKA CABDIFATAAX MAXAMED XASAN(JIDHIF) IYO MARWADIISA ANIISA SAALIM CUMAR OO HABEENKII XALAY AQALGAL KOODU KADHACAY DALKA MALISAIAABO MAXAMED XASAN CABDILAAHI (JIDHIF)HOOYO AMAAL SH, CABDIRAXMAAN WARFAAFaadumo maxamed xasanAyaan maxamed xasanHoodo maxamed xasanMahdiya maxamed xasanCabdishukuur maxamed xasanCabdibaaskid maxamed xasanHABO,FAYSA Xasan QALINLE iyo caruurteedaKaltuun xasan qalinleFarduus xasanqalinleKhadra xasan qalinleEedo maryam nuux caamirAdeero,maxamed xasan dirir iyo xaaskiisaDHAMAAN DADKAASI WAXAY HANBALYO AAN LASOO KOOBI KARIN U DIRAYAAN AROOSKA BOQOR CABDIFATAAX MAXAMED XASAN (JIDHIF) IYOMARWADIISA ANIISA SAALIM CUMAR OO AROOSKOODU KADHACAY DALKA MALISAI GAAR AHAAN MAGAALADA LULANBUUR JIMCE 24.1 .2014 HEENKII SABTIDU SOO GALAYSAYWaxay leeyihiin aqalgalkinu hanoqdo wiil iyo caano noqdana kuwii kala hela u bad khayrqabaGUURKIINU GUUR KHAYR GURIGIINU GURI NAGI GUULOW KAYEEL;;;;Aaaaaaaaaaaaaaaaaamin aaaaaaaaaaaaaaaminCOMMENTS
|
LINKS
|
||||
|