DR:MAHAMED BIIXI YONES WAA HALYEY KA BIYO DHALINAYA AQOONSIGA GOONI ISKU TAAGA UMMADDA SOMALILAND. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DR:MAHAMED BIIXI YONES WAA HALYEY KA BIYO DHALINAYA AQOONSIGA GOONI ISKU TAAGA UMMADDA SOMALILAND.
January 18, 2014 - Written by Editor:

hargeisa (wjn)Waxaa jirta in badan oo Somalind u dhashey oo DHAN-XIIR ah oo aan jecleyn aqoonsiga Somalind oo nooc MUNAAFAQAD

Waxaan salaamaya ummadda Somaliland,waliba intii jecel gooni isku taaga somaliland.

Waxaa igu kalifay inaan maqaalkan qoro waxaan warbaahinta ku arkey iyagoo qaar xagxaganayaan wasiirka arimaha dibada Dr Mahamed Biixi yones.
,xaqiiqdiina aaney waxba ka aqoon Mr.Biixi ee se ay ka qaadeen cuqdad aqoontiisa,kartidiisa,xidhiidhka uu caalamka ku leeyahay iyo inuu ahaa ninkii sadexaad eev qaramadda midoobey,waxa kale oo uu ahaa ninkii haystey Bank Horumarinta Africa.
Mar.Biixi waa nin iska daa´ Somalilandne waxaa u baahan caalamka Madoow iyo cadaan ,muslin iyo gaalba.
Maanta wuxuu Somalind u soo caga dhigtey inuu uga faa´ideeyo aqoontiisa iyo xidhiidhka caalamiga ee uu leeyahay oo uu ka biyo dhaliyo aqoonsiga Somaliland,waana uu aaminsan yahay inuu si fudud uga biyo dhalinayo aqoonsiga Somalind.
 
Waxaa jirta in badan oo Somalind u dhashey oo DHAN-XIIR ah oo aan jecleyn aqoonsiga Somalind oo nooc MUNAAFAQAD ah kuwaas ayaa ka daba qayliya iyo in kale oo aqoon u lahayn Mr.Biixi.Ummaddu markey halyeeygooga iyo ninka wax u dhicin kara hadaaneyba garaneyn oo ka wax u qabanaya iyo kan aan waxba u qabaneyn kala garaneyn waa Ummad jahawareersan,Somalida ayaa tidhaa AF NOOLI WAA HADLAA AYNA WAA CIYAA!!!! nin walba wuxuu doono ha yidhaa MAHAMED BIIXI YONES WAA HALYEY KA BIYO DHALINAYA AQOONSIGA GOONI ISKU TAAGA UMMADDA SOMALILAND.
 
Maanta Waxaan ognahay inuu shirkii turkiga wuxuu ka dhawaajiyey Mr.Biixi :
1-In laga hadlo gooni isku taaga Somalind
2-In gooni isku taaga Somaliland aanu gorgortan galeyn.
3-In wada hadaladda Somalia aana loo baahneyn inta ay aqoonsanayaan jiritaanka Somalind.
4-In ummada Somaliland ay isku raacdey in xoriyadoodii 26 jun 1962 la soo noqdaan.
DR.MAHAMED BIIXI YONES WUXUU SOO NOOLEYEY RAJADII IYO NIYADDII QADIYADDA ISKU TAAGA SOMALIND NINKII KA NAXAYOOW NAFTA WAA OO CALAAMAD ILAAHAY HA KAA MUUJIYO!!!.
 
SOMALIND ILAAHAY HOW GARGAARO AMIIN>>AMIIN>>>AMIIN
 
MAHAD CALISALAAN 
BRISTOL.
U.K

COMMENTS
LINKS