|
|||||
WAJAALE NEWS
DHAMAAN REER CUMAR MADAR WAXAY halbalyo aroos udiryaan muna mahdi axmed iyo cabdinaasir cumar adan aqalgalkoodu ka dhacay ALCAYN
January 2, 2014 - Written by Editor:DhamaanReer cumar xoog oo kala ah Aabo cumar madar muuse iyo Hooyo Aamina xussen cige, faysal cumar madar,yasin cumar madar,cabdixakiin cumar madar, guuleed cumar madar ,mawliid cumar madar, madar cumar madar, haboon cumar madar iyo odaygeeda ,khaalid cumar madar hoodo cumar madar, iyo dhammaan reer cabdi xuseen cigeJamaal,rooda,xusen,ubax,faisa xusen cige iyo mal yuun xuseen cige iyo caruurteeda. Dhamaan dadkanoo kala jooga jabuuti iyo hargeisa masar waxay habalyo aan lasoo koobi Karin u dirayaan(MUNA MAHDI AHMED IYO CABDINASIR CUMAR ADAN)oo aqalgalkoodu kadhacay wadanka emaratka carabta gaar ahaan magalada AL-CAYN 1/2/2014 waxayna leeyihiin gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax noqda kuwii kala hela ubad Related posts:Wareejinta Haamaha shidalku Waxay Halis Ku Tahay Amaanka iyo Wada Noolaanshaha Umada Somaliland.W/Q:... Mucjisooyinka Xukuumadda Maanta iyo waxyabaha ay kaga Duwan tahay Xukuumadihii hore ee Dalka Soo mar... Saamayn intee leeg ayuu Aqoonsiga Sheffield yeelan karaa? ;Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|