|
|||||
WAJAALE NEWS
Abwaan Ahmed Aw Geedi Oo Shaqadiisii Uu Ka Hayay HAVOYOCO-Ka Tagay Waa Maxay Sababtu?
January 21, 2014 - Written by Editor:Aniga oo ah Abwaan Ahmed Aw Geedi Moxamuud waxa aan dadwaynaha lasocodsiinayaa in aan ka tagay shaqadii HAVOYOCO aan u hayay laga bilaabo maanta oo ah 21 January 2014 sababaha hoose ku qoran awgood. Sida dad badani la socdaan waxa aan dhawaan soo saaray maanso la magacbaxday Garbo-diir taas oo ahayd fikirkayga gaar ah taas oo aanan cidna ku mataleyn fikirkooda urur iyo shaqsiyaad gaar ah midnaba Abwaan Axmed Aw Geddi Maxamuud WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;wajalenews@gmail.com Related posts:Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Siday U Aragto Hadal Ka Soo Yeedhay Raysal-wasaaraha Soomaaliya... Daawo:Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beesha Ayuub Oo Jawaab Kulul Siiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Musharax... Digreeto Uu Madaxweyne Siilaanyo Soo Saaray 7 Sano Ka Hor Oo Saldhiga U Ah Muranka Hay’adda Shaqaala... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|