|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid oo Sheegay in Wasarada Arrimaha Guduhu ay Aqbashay in ay Banaan Bax Salmi ah Dhigaan ka Dib Waraaq Codsi ah oo ay u Direen.
December 7, 2013 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS)Sidaasna waxa ay ku sheegeen warsaxaafadeed uu soo saaray xibiga ucid oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada WAJAALENEWS …………
Sidaasna waxa ay ku sheegeen warsaxaafadeed uu soo saaray xibiga ucid oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Waxaanu warsaxaafadeedkaasi oo dhamaystirani udhignaa sidan: Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka {UCID} Ref/UCID/941/2013 Date: 07/12/2013 WAR SAXAAFADEED HARGEYSA Ujeedo/War Galin Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Maroodi Jeex Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeeka Ucid Waxaa Uu Ku War galinayaa Dhamaan Taageerayaashiisa Iyo Cidkasta Oo Daneyneysa Xoriyatul Qawlka Saxaafada Jamuuriyada Somaliland In Ay Nagala Soo QaybGasho Banaan Bax Salmiya Oo Ku Beegan Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee XUQUUQUL INSAANKA (Salaasa) 10-12-2013 Banaan Baxan Oo Ah Mid Muwaadinkastaa Xaq Dastuuriya U leeyahey GUDIDA QABAN QAABADA EE XISBIGA UCID Cabdi Maxamud Saleebaan (Xoghayaha Arimaha Gudaha Iyo Xidhiidhka Gobolada ) WAJAALENEWS.COM HARGEISA OFFICE Related posts:Madaxtooyada Oo Khilaaf Ku Soo Dhextuurtay Golaha Wakiiladda Markii Uu WADDANI Booska Ka Cidhiidhsad... Madaxwayne kuxigeenka Dawlad Deegaanka Somalida Etoobiya Oo Xadhiga ka Jaray Xafiis Ay Shirkada Saga... DAAWO;-Saldhig Cusub Oo Laga Dhagax Dhigay Magaalada Abaarso Iyo Murashax Cabdilaahi Gaaxnuug Oo Ugu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|