|
|||||
WAJAALE NEWS
XIRSAA YAABAY ;BY AMIIR DANWAD and dalmar
December 17, 2013 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS)Muwaadinkasta waxaa looga fidhiyaa in uu baahidiisa degmo,horumar,waxqabad,ee degmo ama gobol ee uu kazoo jeedo in uu isagu tusaale u noqdo siloogu daydoAnigoo ah muwaadin fikirkiisa ku cabiraya horumarka dalka, waxaan ka warqabnaa in mudooyinkii u danbeeyay ee sanadka xukuumada silaanyo ay bilowday in ay dhagax dhigto gobolada degmooyinka dalka dhan ay dhagax dhigtay wadooyin fara badan oo ay ugu danbaysay wax dhagax ladhigo wadada isku xidha alaybayday iyo arabsiyo, sida laga warqabo degmada alaybayday maaha degma leh dhaqaale aykasoo baxaan dhaqaale dhisikara 58gm, mana muuqato wax ganacsade ah ama xukuumad,qurbajoog, kagaystay gacan dhaqaale oo lagu dhiso wadadan , ee waxaa degmadaa kunool dad aaminsan xoogooda. Waana dad lacagta kaga kalsoon xoogooda iyo xarfadoodaHadaba waxaan leeyahay waxaa ku dayasho mudan in wax labiloobo si aad u hesho caawimo, maadama cuntada uu faraxalku kahoreeyo ,(taariikhdu qarinmayso ilaahayna qadinmaayo)Hadaba anigoo ah muwaadin jecel horumarka dadka waxaan aniga iyo inta ila fikirka ah waxaan ku war galinayaa in wixii caawimo iyo xoog lala gaadho dhismaha wadada alaybayday iyo arabsiyoSobobtoo ah wasiir xirsi cali xaaji xasan waa wasiirkii gartay in qaadhaan loo ururiyo wadooyinka dalka gudo iyo dibadba iyada oo dadku aanay haysay waxay cunaan caawimo guud iyo aqoonsi tooona’Dhismaha wadooyinka waxaa ka horeeya in ladhiso cagliga dadka (cidi uma maqna ceelna uma qadna)Gabagebodii waxaan leeyahay taariikhdu qarinmayso ilaahayna qadinmaayoQore; AMIIR danwad iyo dalmarWAJAALENEWSHARGEISA OFFICECOMMENTS
|
LINKS
|
||||
|