|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somalia Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Afaafka Hore Xarunta Madaxtooyada Somalia
December 6, 2013 - Written by Editor:Xildhibaankan Ayaa Wuxuu Ahaa Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada Ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed, Xildhibaankuna Wuxuu Daqiiqado Kaddib Ku Dhintay Isbitaalka Madiina,” ……
Muqdisho(WAJAALENEWS)Xildhibaan Magaciisa Lagu Sheegay Maxamed Warsame Maxamed (Faysal) Oo Ka Mid Ahaa Xildhibaannada Baarlamanaka Soomaaliya Ayaa Ku Dhintay Qarax Goor Dhow Ka Dhacay Illinka Hore Ee Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Wararka Ayaa Sheegaya In Gaariga Xildhibaanka Oo Galayay Madaxtooyada Uu Qaraxu Si Lama Filaan Ah Ku Dhacay, Iyadoo Goobjoogayaal Halkaas Ku Sugnaa Ay Sheegeen In Qaraxa Uu U Muuqday Inuu Ahaa Mid Gaariga Lagu Soo Xiray.“Gaariga Xildhibaanka Oo Galayay Xarunta Madaxtooyada Ayuu Qarax Weyn Dhacay Wuxuuna Dhaawac Kasoo Gaaray Xildhibaanka Iyo Gabar Xildhibaanad Hore Oo Gaariga La Saarnayd, Xildhibaankuna Wuxuu Daqiiqado Kaddib Ku Dhintay Isbitaalka Madiina,” Ayuu Yiri Xildhibaan Sidoow Abaadir Qaraxa Kaddib Saxaafadda La Hadlay. WAJAALENEWS CONTACT;WAJALENEWS@GMAIL.COM. Related posts:Wasiirka Gaadiidka & Jidadka Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Dhismaha Wadada Kalabaydh Iyo... Badhasaabada Gobolada Gabiley, Maroodi jeex Iyo Awdal Oo siwada Jir Ubaabiiyay Beero Laga Samaystay ... “Ummad Laguma Qiimeeyo Sida Ay U Qadariso Kuwooda Hodanka Ah Ama Awoodda Leh, Ee Waxa Lagu Qiimeeyaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|