Xildhibaan Ibrahim Axmed Haybe Waxa Uu Dhambaal Tacsi Ah Dirayaa Ehelkii Qarabdii Iyo QoyskiiUu Ka Baxay Marxuun Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Muraase Oo Ku Geriyooday Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ibrahim Axmed Haybe Waxa Uu Dhambaal Tacsi Ah Dirayaa Ehelkii Qarabdii Iyo QoyskiiUu Ka Baxay Marxuun Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Muraase Oo Ku Geriyooday Gobolka Gabiley.
December 5, 2013 - Written by Wariye:

IMG_1652Xildhibaan Ibrahim Axmed Haybe  Waxa Uu  Dhambaal Tacsi Ah Dirayaa Ehelkii Iyo Qarabdii Uu Ka Baxay Marxuun Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Muraase Oo Ku Geriyooday Gobolka Gabiley.

xildhibaan ibrahim axmed haybe waxa uu dhambaal tacsi ah hawada u marinaya geeridii naxdinta lahay ee ku timid marxuun Cabdiraxmaan Cumar Muraase

waxanu illahay ugu baryayaa inuu naxariistii jano ka warabiyo samir iyo iman sadiqana ka ehelkii qarabdii iyo qoyskii uu ka baxay iyo dhamaanba umada reer somaliland .

aamin aamin amin……………………………….

Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Reporter:Abdiqadir Abdiraxman Habane

COMMENTS
LINKS