Waxaa Hamabalyo Meher Wacan Diraya Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin Iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waxaa Hamabalyo Meher Wacan Diraya Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin Iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress.
December 16, 2013 - Written by Wariye:

HAMBALYO31Hambalyo Meher Wacan

Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo
Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Siciid
Guraase,Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail,
Siciid Xasan iyo dhamaan Hawl wadeenada HargeisaPress. Dhamaan
dadkaasi Waxay Hambalyo u dirayaan Meherka Boqorka Ismaacil Maxamed
ismaacil iyo Boqorada Sacda Aadan Xasan oo maanta meherkoodu ka dhacay
Degmada Allaybaday ee gobolka Gabiley, Waxan leenahay Aqal galkiina ku
Gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo. Amiin..Amiin..Amiin.
………………………………………………………….
Cabdiraxmaan Maxmed Firdhiye, Xaaskiisa, Mukhtaar Maxamed Ismaacil,
rooda Maxamed Ismaacil, Foosiya Maxamed Ismaacil, Layla Cali
Ismaacil,saygeeda, Axmed Cali Ismaacil, Maxamed Cali Ismaacil ,
Khaalid Cali Ismaacil, Naadiya Cali Ismaacil, Cabdi Cali
Ismaacil,Maryama Cabdi Ismaacil, Dayib Cabdi Ismaacil, Colaad Cabdi
Ismaacil, Maxmed Cabdi Ismaacil,Xaasaskooda  Maryama Cabdi Ismaacil,
Caasha Cabdi Ismaacil, Cali ismaacil Suldaan, Iid Ismacil Suldaan,
Xaashi Ismaacil Suldaan, Canab Ismaacil Suldaan, Aamiina Ismaacil
Suldaan, Faadumo Ismaacil Suldaan, Xaliimo Ismaacil Suldaan. Dhamaan
dadkaasi Waxay Hambalyo u dirayaan Meherka Boqorka Ismaacil Maxamed
ismaacil iyo Boqorada Sacda Aadan Xasan oo maanta meherkoodu ka dhacay
Degmada Allaybaday ee gobolka Gabiley, Waxan leenahay Aqal galkiina ku
Gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo. Amiin..Amiin..Amiin.

 

Hargaysa Office
Wajaale News
Email:habane00@mail.com
Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane

COMMENTS
LINKS