|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Maagalo Maxadaxda Dalka Ingriiska ee London
December 6, 2013 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS)Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Maagalo Maxadaxda Dalka Ingriiska ee London
London()Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey maagalo maxadaxda dalka Ingriiska ee London ka dib markii Wasiir Warancade iyo Wasiirada Arimaha Dibada iyo Macdanta iyo Biyuhu si wada jira marti qaad uga heleen dawlada Ingriiska kooxdan wasiirada ah oo uu ugu danbeeyey Wasiir Warancade ayaa waxay halkaasi u tageen sidii kor looguu qaadi lahaa xidhiidhka iyo iskaashiga labada Wadan Ee Somaliland iyo UK Dhinaca kale Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade waxa si mug iyo miisanle ugu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaraha Ee HEATHROU AIRPORT Safiirka Somaliland Ee Dalkaasi UK iyo Qurbajoog aad u tiro badan kuwaasoo dhamaan ku labisnaa astaanta Qaranka Somaliland WAJAALENEWS.COM HARGEISA OFFICE WAJALENEWS@GMAIL.COM
Related posts:Suldaan Cali Saleebaan Oo Deel-Qaaf Ku Tilmaamay Baaqii Uu Suldaanka Guud Ee Beelaha S/Land Ku Durra... Xukuumadda Oo Xalay Gacanta Ku Dhigtay Caruur Hargeysa Laga Xaday Oo Kootarabaan Ahaan Looga Saaraya... Guddoomiyaha XISBIGA KULMIYE Oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md. ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|