Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Maagalo Maxadaxda Dalka Ingriiska ee London | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Maagalo Maxadaxda Dalka Ingriiska ee London
December 6, 2013 - Written by Editor:

HARGEISA(WAJAALENEWS)Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade Oo  Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Maagalo Maxadaxda Dalka Ingriiska ee London

Warancade 2

 

London()Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey maagalo maxadaxda dalka Ingriiska ee London ka dib markii Wasiir Warancade iyo Wasiirada Arimaha Dibada iyo Macdanta iyo Biyuhu si wada jira marti qaad uga heleen dawlada Ingriiska kooxdan wasiirada ah oo uu ugu danbeeyey Wasiir Warancade ayaa waxay  halkaasi u tageen sidii kor looguu qaadi lahaa xidhiidhka iyo iskaashiga labada Wadan Ee Somaliland iyo UK

Warancade 3

Dhinaca kale Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade waxa si mug iyo miisanle ugu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaraha Ee  HEATHROU AIRPORT Safiirka Somaliland  Ee Dalkaasi UK iyo  Qurbajoog aad u tiro badan kuwaasoo dhamaan ku labisnaa astaanta Qaranka Somaliland

Warancade 1

WAJAALENEWS.COM

HARGEISA OFFICE

WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

COMMENTS
LINKS